mirror of
https://github.com/moodle/moodle.git
synced 2025-02-25 20:43:33 +01:00
98 lines
16 KiB
PHP
98 lines
16 KiB
PHP
<?PHP // $Id$
|
|
// admin.php - created with Moodle 1.5.2 (2005060220)
|
|
|
|
|
|
$string['adminseesallevents'] = 'Maammulayaashu waxay arkayaan dhacdooyin oo idil';
|
|
$string['adminseesownevents'] = 'Maammulayaashu waa sida isticmaaleyaasha oo kale';
|
|
$string['blockinstances'] = 'Dhacdooyin';
|
|
$string['blockmultiple'] = 'Badan';
|
|
$string['cachetext'] = 'Cimriga urrurinta tekska';
|
|
$string['calendarsettings'] = 'Kaalender';
|
|
$string['change'] = 'beddel';
|
|
$string['configallowcoursethemes'] = 'Haddii aad kan karti siiso, koorsooyinka waxa loo oggolaanmarkaa iney dabuubooyinkooda dajistaan. Dabuubka koorsada ayaa ka dulbaxa giddi kuwa kale ee ku jira doorashooyinka dabuub (goob, isticmaale, ama kulan dabuubyooyinka)';
|
|
$string['configallowemailaddresses'] = 'Haddii aad rabto inaad ku xaddido giddi cinwaanda \"email\"ada cusub ee raasaska (domains, markaa ku liis garee halkan iyada ooy u dhaxeeyaan meelo madhani. Raasaska kale oo idil waa la diidi. Tusaale
|
|
<strong>ourcollege.edu.au .gov.au</strong>';
|
|
$string['configallowobjectembed'] = 'Ugu talagal tallaabo badbaado helitaan ahaan, isticmaalayaasha caadiga ah looma oggola iney dhex qotamiyaan \"multimedia\" (eey ka mid yihiin flashka) tekstiyo u isticmaalaya \"EMBED\" iyo \"OBJECT\" si toos ah iyaga oo sudhan \"HTML\"kooda (in kasta oo wali loo isticmaali karo sin badbaado leh iyada oo la isticmaalayoshaandheeyayaasha \"mediaplugins\". Haddii aad rabto inaad u oggolaato wax-sudhakan marakaa karti u sii wax ka doorashadan.';
|
|
$string['configallowunenroll'] = 'Haddii tani tahay \'Haa\', markaa haddaba ardeyda waxa loo oggol yahay iney iskaga baxaan is-qoritaanka koorsooyinka marka ay jecelyiin. Haddii kale looma oggolaanayo, oo nidaamkan waxa kaliya kontroolya bareyaasha iyo maammulayaasha.';
|
|
$string['configallowuserblockhiding'] = 'Ma rabtaa inaad u oggolaato isticmaalayaasha iney qariyaan/tusaan bilookyo dhinaca (ku yaal) giddi goobtaan? Astaantani waxay isticmaaleysaa \"Javascript iyo kukiis (cookies) si ay u xasuustaan bilook kasta la dumin ama la laabi karo, oo kaliya waxay saameyn ku leedahay fiirinta isticmaalaha kaliya.';
|
|
$string['configallowuserthemes'] = 'Haddii aad kan karti siiso, isticmaalayasha waxa loo oggolaanyaa markaa waxa loo oggolaanayaa iney dajistaan dabuubyadooda. Dabuub isticmaalaha ayaa ka adag dabuubyada goobta (laakiin ma aha dabuubyada koorsada)';
|
|
$string['configallusersaresitestudents'] = 'Bogga hore waxqabayada ku yaal ee goobta, miyaa DHAMMAAN isticmaalayaasha loo qataa ardey ahaan? Haddii jawaabtu tahay \"Haa\", markaa isticmaale akoon kasta oo la xaqiijiyey ayaa lloo oggolaanayaa iny uga qayb qaataan ardey ahaan waqbayadaas. Haddii jawaabtu tahay \"Maya\", markaa isticmaalayaasha oo hore uga qayb-qaadaney ugu yaraan hal koorso ayaa karti u lahaan iney ka qayb qaataan waxqabyada bogga hore. Kaliya Maammulayaasha iyo bareyaal gaar ahaan loogu talagaley ayaa ka noqon kara bareyaal waxqabyadan bogga hore.';
|
|
$string['configautologinguests'] = 'Miyey tahay dadka goobta soo booqanayaa iney ku soo galaan marti ahaan si ootamaatik ah marka ay soo galayaan koorsooyinka iyaga oo ku shaqeysanaya marinka martida?';
|
|
$string['configcachetext'] = 'Goobaha sii waaweyn ama goobaha isticmaalaha shaandheeyayaasha tekstka, oo dajintani waxay sida dhabta ah ka caawin in arrimo si dhakhso ah u socdaan. nuqullada teksyada waxa lagu hayn habka lagu nidaamiyey wakhtiga halkan lagu tilmmaamo. U dajinta halkan si hooseysa waxay dhab ahaan qun-yar socod ka dhigi arrimaha aaya-aayar ahaan, laakiin haddii aad loo weyniisiiyo dajintan waxay ka dhigan tahay in tekstigu wakhti badan ka qaadato iney cusbooneysiismmaan (tusaale ahaan, xidhiidhyada cusub)';
|
|
$string['configclamactlikevirus'] = 'Ula dhaqan faylasha sida fayraska';
|
|
$string['configclamdonothing'] = 'Ula dhaqan faylasha sidii OK ah';
|
|
$string['configclamfailureonupload'] = 'Haddii aad u habeysey clam in u iskaan gareeyo faylasha kor loo dhaammiyey, hase ahaate si kaldan loo habeeyey, ama sabab aan la garaneyn ay u shaqeyn weydo, waa sidee iney u dhaqantaa? Haddii aad dooroto \' ula dhaqan faylasha sida Fayraska\', waxa loo kaxayn meel ay ku karantinimeysan yihiin, ama waa la tirtiri. Haddii aad doorato \' Haddii aad doorato ula dhaqan faylasha si OK ama caadi ah\' faylasha waxa sida caadiga ah loo kaxayn khaanadaha iska caadiga loogu talagaley. Si kasta ha ahaate, maammilka ayaa loo digi in \"clam\" shaqeyn ka howl gabey (badiyaa adiga oo galiyey \"pathclam\" am surinkilam), DHAMMAAN faylasha kor loo soo dhaammiyo ayaa loo kaxayn meesha loogu talagaley ee karantinmeynta, am la tirtiri. Ka taxaddar dajintan.';
|
|
$string['configcountry'] = 'Haddii aad ku dajiso waddan halkan, markaa waddankan ayaa loo dooran si ugu-tala-gal ah akoonnada isticmaalayaasha cusub. In lagu jujuubo isticmaalayaasha iney doortaan waddan, meeshan ku reeb dajin-la\'aan. ';
|
|
$string['configdbsessions'] = 'Haddii kan karti la siiyo, dajintan waxay isticmaali database iney ku keydiso akhbaar ku saabsan wada kullanada hadda socda. Tani waxay khaas ahaan u leedahay anfac goobaha weyn/mashquulka ah ama goobaha ku dul dhisan rucubyo serfero ah. Goobaha inta ugu badan waxa laga yaabaa ';
|
|
$string['configdebug'] = 'Haddii kan aad daarto, markaa war-bixinta_khaladdaadka dhaca PHP ay leedahay ayaa la kordhin doonasi markaa sidii loo daabici lahaa dignniinaha. Kani waxay kaliya muhiim u tahay soo saareyaasha (developers).';
|
|
$string['configdeleteunconfirmed'] = 'Haddii aad isticmaaleyso xaqiijinta emailka, tani waa wakhtigani waa markii markii laga guddooomi lahaa jawaab isticmaalayaasha. Muddadan ka ka danbow, akoonyada aan-la-xaqiijin waa tirtiri.';
|
|
$string['configdenyemailaddresses'] = 'Inad u diiddo cinwaanno ka socda raasa gaar ah, sidoo kale isku daba-qor halkan. Raasaska kale oo idil waa la aqbali. tusaale. strong>hotmail.com yahoo.co.uk</strong>';
|
|
$string['configdigestmailtime'] = 'Dadka doorta in loogu soo diro \"email\"lada iyaga ah qaabka cufan, yaa waxa loo soo diri doona cufnnaantaa maalin kasta. Dajintani waxay kantrooleysaa saacadda maalintii la diri doono maalinta. (Kiroonka [cron] kaca saacadda waxa ka danbeeya ayaa diri)';
|
|
$string['configdisplayloginfailures'] = 'Kani waxa u tusayaa macluumaad isticmaaleyaal la xushay oo ku saabsan soo-gal dhicisoobey.';
|
|
$string['configenablerssfeeds'] = 'Furahani waxa u karti siinyaa \"RSS feeds\" giddi ahaan goobta. In sida dhabta waxa isbeddel ah la arko waxaad u baahan tahay oo kale inaad karti u siiso \"RSS feeds\" gooni ahaantooda dajinta \"Module\"lada oo hoos timaad Habenyta Maammulka.';
|
|
$string['configenablerssfeedsdisabled'] = 'Lama heli karo sababta oo ah \"RSS feeds\" ayaa karti la\'aan ah dhammaan goobta. Inaad karti siiso, tag dajinta Doorsoomayaasha (Variables)ee ku hoos yaal Isku-dubaridka Maammul.';
|
|
$string['configerrorlevel'] = 'Dooro inta ay le eg tahay Dhignniinaha PHP ee aad rabto iney soo baxaan. Caadi waa ta badiyaa ugu wanaagsan xulasho ahaan.';
|
|
$string['configextendedusernamechars'] = 'kari u sii dajintan sidii aad ugu oggolaan lahyd ardeyda iney u isticmaalaan dhigaalo(characters)isticmaale-magacooda (u fiirso oo arrintani wax saameyn ah kuma leh magacooda caadiga ah. Ka loogu talagaley waa \"been\" taas oo xaddideysa isticmaale-magacyada iney noqdaan xuruuf-tiro dhigaalkaliya.';
|
|
$string['configfilterall'] = 'Ku shaandhee 9filter) tixaha, ooy ku jiraan madaxyada (headings), cinwaannada (titels), faseexadda iskaga-gooshka(navigation bars) iwm. Arrintani waxay badiyaa waxatar u leedhay marka la isticmaalayo shaandheeyaha luqad-badanaha, haddii kalese waxay u abuuri goobtaada rar dheeraad ah oo ff\'iidadeedu yaryahay.';
|
|
$string['configfilteruploadedfiles'] = 'Dajintan karti-siinteedu waxay sababeysaa Moodle in u ugu nidaameeyo dhammaan faylasha HTML iyo tekska ku shaandheeyayaasha ka hor intaan la shaaca laga qaadin iyaga.';
|
|
$string['configforceloginforprofiles'] = 'Karti u sii dajintan inaad dadka ku qasabto iney ku soo galaan akoon dhab ah (ahayn marti) inta aan loo oggolaan iney arkaan bogga astaanta isticmaale. Ugu talaga haan kani waa laga dhigaa karti-la\'aan (\"Been\") sidii dadka ardeyda noqon doonayaashu ay u akhrisan karaan arrimaha ku saabsan bareyaasha koorso kasta, laakiin arrintani waxay ka dhigan tahay injiinnaada raadinta webka ayaa arki kara.';
|
|
$string['configframename'] = 'Haddii aad dhex qotamineyso Moodle \"web frame\" dhexdiisa, markaa haddaba dhex dhig magaca \"frame\"kan halkan. Haddii kalese qiimahani waa in uu sidiisa u ahaadaa \'_sare\'';
|
|
$string['configgdversion'] = 'Tilmmaam nooc-sameyska GD ee rakiban. Nooc-sameyska lagu muujiyey ugu-tala-gal ahaan waa ka sida ootamaatik ah lagu heley. Ha beddelin kan haddii dhabtii si fiican aad u gareyneyso waxaad sameyneyso mooye.';
|
|
$string['confightmleditor'] = 'Dooro inaad rabto inaad u oggolaato iyo in kale isticmaalka dhex qotomminta tafatiraha tekska HTML. Xataa haddii aad doorato oggolaansho, tafatirahani waxa u kaliya soo bixi doonaa marka u isticmaaluhu iticmaalayo web birawsar la shaqeyn kara.. Isticmaalayaashuna waxa dooran karaan ineyna isticmaalin.';
|
|
$string['configintrosite'] = 'Boggani wuxuu kuu oggolyahay inaad iskugu dubbariddo bogga hore iyo magaca goobtan cusub. Waad ku soo noqon kartaa hadhow halkan si aad u beddesgo dajintan goortaad rabto adiga oo isticmaalaya xidhiidhka \"Dajimmaha Goobta\" ee ku yaal hoyga bogga.';
|
|
$string['configlang'] = 'Xulo luqadda ugu-tala-galaga(default) goobta oo idil. Isticmaalyaasha ayaa ka dul-bixi kara dajinta hadhow.';
|
|
$string['configlangdir'] = 'Luqadaha badankooda waxa loo daabaca bidix-ka socod-u-socod-midig, laakiin qaar ay ka mid yihiin Carabiaga iyo Yuhuudiga, waxa loo daabacaa midiga-ka-socod-u-socod-bidix.';
|
|
$string['configlangmenu'] = 'Dooro inaad rabto muujisika iyo in kale ujeeddada-guud sooreluqadeed dushiisa bogga hoyga, bogga laga soo galo iwm. Tani ma saameyneyso kartida u isticmaalhuhu uu u leeyahay iney dajiyaan luqadda ay door-bidaan meesha astaantooda.';
|
|
$string['configlongtimenosee'] = 'Haddii ardeydu ayna soo galin wakhti aad u dheer, markaa si ootamaatik ah ayaa looga saarayaakoorsooyinka. Arrintani waxay meel-dhigeysaa haddidka wakhtiga.';
|
|
$string['configmaxeditingtime'] = 'Kani waxa u meel-dhigayaa inta wakhti ee dadku ay dib-u-tafatirayaan ku dhajima dood-wadaagga, wax-ku-biirinta joornaalka iwm. badiyaa 30 daqiiqo waa qiime wanaagsan.';
|
|
$string['configmessaging'] = 'Ma in habka farriin isku-diritaanka ka dheexeeya isticmaalayaasha goobta karti loo yeelaa?';
|
|
$string['confignotifyloginfailures'] = 'Haddii soo-galitaan dhicisoobey la diiwaan galiyey, ku war-galin email ayaa la diri karaa. Ayaa arki kara ku wargalimahaas?';
|
|
$string['configopentogoogle'] = 'Haddii dajintan aad siiso karti, markaa Google ayaa loo oggolaan iney u soo gashoo goobta Marti ahaan.Intaa waxa u dheeraad ah, dadka imanaya goobtaada ee soo mara raadinta Google ayaa si ootamaatik ah loo soo galin goobta Marti ahaan. U fiirso in arrintani kaliya u fidineyso marin iska cad koorsooyinka marka horeba u oggolaa marin martida.';
|
|
$string['configpathtoclam'] = 'Surinka loo maro \"clam AV\". Laga yaabe sidan oo kale /usr/bin/clamscan ama /usr/bin/clamdscan. Tan waad u baahan tahay in clam Av in uu shaqeeyo.';
|
|
$string['configproxyhost'] = 'Haddii <b>serferkani</b> uu u baahan yahay \"proxy computer\" (tusaale, firewall) sidii u marin ugu heli lahaa internetka, markaa ku bixi \"proxy hostname\" iyo dakadda (port) halkann. Haddii kale ku dhaaf bannaani.';
|
|
$string['configsectionmail'] = 'Mail';
|
|
$string['configsectionmaintenance'] = 'Dayac-tir';
|
|
$string['configsectionmisc'] = 'Jacbur';
|
|
$string['configsectionoperatingsystem'] = 'Operating System';
|
|
$string['configsectionpermissions'] = 'Fasax';
|
|
$string['configsectionsecurity'] = 'nabad xasilin';
|
|
$string['configsectionuser'] = 'Isticmaale';
|
|
$string['configsessioncookie'] = 'Dajintani waxay diyaarineysaa magaca kukiga loo isticmaaley kulannada Moodle. Tani waa wax ikhtiyaar ah, oo kaliya waxatar u leh in laga fogaado in kukiyadu ay khalkhalaan marka hal nuqul oo Moodle ah wax ka bada ay ka shaqeyneyaan goob web dhexdeeda.';
|
|
$string['configsessiontimeout'] = 'Haddii dadka soo galey goobtani in badan wax dhaqdhaqaaq ah ayna samyn (iyaga oona bogag soo kicin) markaa si ootamaatik ah looga bixin soo gal goobta (Xilligii ku dhex-jirka yaa dhammaanaya). Doorsoomahan ayaa markaa meel-dhigaya wakhtigu inta u le-ekaanayointa ya tahay.';
|
|
$string['configshowsiteparticipantslist'] = 'Dhammaan ardeyda goobta iyo bareyaasha goobta ayaa la isku daba qori doonta liiska ka qayb qaatayaasha goobta?';
|
|
$string['configthemelist'] = ' Ku daa kan wax bannaan ahaan si aad ugu oggolaato dabuub kasta oo dow (valid) ah si loo isticmaalo. Haddii aad rabto inaad soo gaabiso sooraha dabuubka, waxaad kartaa meel-dhigi kartaa liis magacyo kooma u dhaxeyso halkan (Meel bannaan ereyda dhexdoodu yeeyna yeelan!)Tusaale: standard,orangewhite.';
|
|
$string['configvariables'] = 'Doorsoomayaal';
|
|
$string['configwarning'] = 'Ka taxadar wax ka beddelka dajimahan- waxyaabo qalaad oo la galiyaa dhibaatooyin ayey keeni karaan.';
|
|
$string['confirmation'] = 'Xaqiijin';
|
|
$string['edithelpdocs'] = 'Tafatir qoraallada gacan-siinta';
|
|
$string['editstrings'] = 'Tixaha tafatir';
|
|
$string['filterall'] = 'Tixaha oo idil shaandhee';
|
|
$string['filteruploadedfiles'] = 'Shaandhee faylasha kor loo dhaammiyey';
|
|
$string['helpsitemaintenance'] = 'Cubooneysiinta iyo shaqooyin kale waxa ku saabsan';
|
|
$string['helpstartofweek'] = 'Maalina bilaabeysa usbuuca kaalandarka waa tee?';
|
|
$string['helpweekenddays'] = 'Maalmmaha usbuuca kuwee loola dhaqmmaa \"maalammo-fadhiga\" (weekend) oo lagu tusaa midab duwan.';
|
|
$string['importtimezonescount'] = '$a->count dhex-galin laga soo dhoofiyey $a->source';
|
|
$string['importtimezonesfailed'] = 'Lama helin ilo (War xun)';
|
|
$string['incompatibleblocks'] = 'Billokyo aan is -waafaqin ';
|
|
$string['optionalmaintenancemessage'] = ' Farriin daayactir qaadasho/iskadeyn leh';
|
|
$string['pleaseregister'] = 'Fadlan diiwaan gali goobtaada si aad uga saarto badhankan.';
|
|
$string['sitemaintenance'] = 'Goobta waxak ka socda dayac-tir oo lama heli karo hadda';
|
|
$string['sitemaintenancemode'] = 'Qaab dayactir';
|
|
$string['sitemaintenanceoff'] = 'Qaabka dayactirka waa karti-la\'aan ayaa laga dhigey oo goobtu waxay u socotaa si caadi ah mar kale';
|
|
$string['sitemaintenanceon'] = 'Goobtaadu hadda waxay ku jirtaa qaab dayac-tir (kaliya maammulka ayaa kara iney dhex-galaan ama isticmaalan goobta).';
|
|
$string['sitemaintenancewarning'] = 'Goobtaadu hadda waxay ku jirtaa qaab dayac-tir (kaliya maammulka ayaa kara iney dhex-galaan. Inaad ku soo celiso shaqadeeda caadi ah, <a href=\"maintenance.php\">karti-la\'aan ka dhig qaabka dayac-tirka</a>.';
|
|
$string['therewereerrors'] = 'Waxa ku jirey khalad \"data\"da';
|
|
$string['timezoneforced'] = 'Kani waxa ku jujuubey mammulaha goobta';
|
|
$string['timezoneisforcedto'] = 'Ku jujuub isticmaalyaasha dhammaan iney isticmaalaan';
|
|
$string['timezonenotforced'] = 'Isticmaalayaashu waxay dooran karaan wakhti-soonahooda';
|
|
$string['upgradeforumreadinfo'] = 'Astaan cusub ayaa lagu darey Moodle 1.5 sidii loo raad-raaci lahaa dhajimaha dood-wadaagga laakhristey/la akhrisan. In la isticmaalo ku shaqeysigan waa inaad cusbooneysiisaa miisaskaaga iyada ooy weheliyaan akhbaarta raad-raaca eey leeyiin dhajimuhu.Iyada oo ku xidhan le ekaanshaha goobtaadu waxay qaadan karataa wakhti badan (saacado) ooy mashquulin karataa databaseka, markaa waxa wanaagasan inaad sameysomarka ayna mashquul goobtu ahayn. hase ahaate, goobtaada shaqadeedu wey iska sii socon doonta wakhtigan cusbooneysiintu wax saameyn ah isticmaalayaasha ku lahaan meyso. Mar haddaad biloedo nidaamkan waa inaad dhammeys-tirtaa (daaqadda biraawsarkaagu waa in uu furnaadaa). hase ahaate, haddii aad joojiso nidaamka adiga oo xidhaya daaqadda, haka wel-welin. Dib ayaab u bilaabi kartaa. <br /><br /> Ma rabtaa inaad bilowdo nidaamka cusbooneysiinta hadda?';
|
|
$string['upgradelogs'] = 'Si si buuxda wax u kala socdaan, loox-qorkaagii hore waa in la cusbooneysiiyaa.<a href=\"$a\"> Akhbaar dheeraad ah</a>';
|
|
$string['upgradesure'] = 'Faylashaadii Moodle waa la beddeley, oo adiguna waxaad ku socotaa inaad si ootamaatik u cosbooneysiiso seferkaaga noocan (cusub):
|
|
<p><b>$a</b></p>
|
|
<p>Mar haddii aad sidan sameyso dib uma laaban kartid.</p>
|
|
<p>Ma hubtaa inaad rabto inaad u husbooneysiiso seferkan noocan cusub?</p>';
|
|
$string['upgradingdata'] = 'Cusbooneynaya \"data\"da';
|
|
$string['upgradinglogs'] = 'Cusbooneynaya lox-qorka';
|
|
|
|
?>
|